Dowlada Kenya oo Maxkamad soo taagtay Mr. Karutha Githaiga

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka u tababaran ee Booliska dalka Kenya ayaa la xiray, kadib markii lagu eedeeyay inuu doonayay inuu ambaboxo Somalia, si uu ugu biro kooxda Al-Shabaab. Mr. Karutha Githaiga oo 33 jir ah ayaa maanta ka soo muuqday Maxkamad ku taalla magaalada Mandera gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi. Saraakiisha ciidamada la-dagaalanka … Continue reading Dowlada Kenya oo Maxkamad soo taagtay Mr. Karutha Githaiga